Shuaban-biyood Dadkii ugu Badnaa ku soo Ritey Degmada Xarfo (dhegayso)

HomeWararka

Shuaban-biyood Dadkii ugu Badnaa ku soo Ritey Degmada Xarfo (dhegayso)

Degmada Xarfo  ee gobolka Mudug waxaa ka dilaaay xanuunka shuban biyoodka. Inta laxaqiijiyay shuban biyoodka ayaa soo ritay ku dhwaad boqol qof ,halka

Abwaan Shamiraaye: Shacabka Buuhoodle go’aanki ay ku joojiyeen gaadiidka Somaliland waa ku ammaanaya
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Guddiga dib-u-eegista dastuurka oo ka wada hadlay xuduudaha Federaalka (sawiro)

Degmada Xarfo  ee gobolka Mudug waxaa ka dilaaay xanuunka shuban biyoodka. Inta laxaqiijiyay shuban biyoodka ayaa soo ritay ku dhwaad boqol qof ,halka MCH ka ay ujifaan dad garaya 60 qof sida uu Radio Daljir usheegay Gudomiayaha Xarfo Bashiir Macalin.

Gudoomiyaha ayaa sido kle sheegay in ilaa iminka ay tobon qof ay u dhimatay xanuunka ilaa horaanti bishaan.  Xanuunka shuban biyoodka ayaa ka dilaacay muddo saddex todobaad ah.  Zubeyr Shiikh ayuu u waramay Gudoomiyaha Xarfo

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0