Guddiga dib-u-eegista dastuurka oo ka wada hadlay xuduudaha Federaalka (sawiro)

kulanka aya wada yeesheen guddiyadaasi  ayaa waxaa looga hadlayey arrimaha dastuurka iyo dib u eegista Qoddobada Dastuurka  si loo horumariyo hanaanka federaleynta Dalka .

kulankaan Gudiga Dib u-eegista dastuurka labada Gole ee Barlamaanka Soomaaliya  iyo Guddiga madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Federaaleynta ayaa sido kale guddiyada isku xogwreysteen   waxyaabihii u qabasoobamay iyo qodobbada la doonaayo in dib u eegis lagu Sameeyo

Guddiga ayaa soo Bandhigay Cilmi Baaris ay ku sameeyeen habraaca xuduudaha Dowlad Goboleedyada ,Degmooyin iyo soohdimaha  Soomaaliya ay la wadaagto wadamada Dariska ay la tahay.

Sidoo kale waxaa halkaasi lagu soo bandhigay  Qaabka uga haboon ama habka ugu wanaagsan ee lagu sameyn karo magacaabista degmo ama Gobolka taasi oo ku saleysan tira badnaashada dadka ,dhaqaalaha.xuduuda, iyo afti dadweyne

 Guddoomiyaha Gudiga Dib u-eegista Dastuurta ee Labada Gole Ee Barlamaanka Soomaaliya Senetar Cabdi Xasan Cawaale Qeydiid ayaa ku amaanay Guddiga shaqada waaangsan ay qabteen isagoo sheegay in ay soo aqrin doona qodobada baarisna ku sameyn doon .

Qorshaha Qabyo tirka  Dasruurka KMG ayaala doonaya  in la  dhameystiro  bilaha ka dhiman  Sanadka 2018  Sida Dalka uu u yeesho Dastuur Dhameystiran  e qaabka federaalka in dalka laga hirgaliyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    SOMALI WAXAAN UGA DIGAYAA BUUGAAN DASTUUR KU SHEEGA AH!..
    OK, TAN KALE JALDIGA BUUGGAAN WUXUU U EG YAHAY OOLOO EKAYSIIYEY CALANKA YUHUUDA!. SI FIICAN U FIIRI JALDIGA BUUGGA DASTUURKA SOOMALIYA.
    MARKA LA GAARO IN SHACABKU U CODEEYAAN WAA IN MAYA AYNU KU CODAYNAA!.
    INKASTOO MICHAEL KEATING UU KA ILAALINAYO SI KASYOO SHACAB KU CODAYN KARO!.
    SPMALIYA RAGII XABAASHA KU RIDAY BAA WELU KU HORJOOGA

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com