Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

HomeWararka

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka sooje

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Xoghayihii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii Kismaayo
Falanqeyn: Yeyyihiin kooxaha ku dagaalamaya Liibiya iyo dowladdaha kala taageera ? Halkeese ayay ku dambayn doontaa xaalada dalka Liibiya? (dhegayso)
Qarax Gaari Loo Adeegsadey oo Muqdisho Ka Dhacay (Daawo Muuqaal)

Cawaysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil.

Wararka caawa ugu waaweyn Caawa & Daljir waa:

  • Laamaha ammaanka Muqdisho oo soo bandhigay khasaaraha weerarkii Pizza House
  • Madaxweyne Farmaajo e muxuu ka yiri weerarkii xalay?
  • Madaxweyne Gaas “Puntland ma ooydee waa aarsataa!”
  • iyo fikirka waxgaradka Mudug arrimaha wadahadalada Gaalkacyo

Qodobadaas iyo kuwo kale oo xiiso xambaarsan hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Dhamaan xerta hala dhegayso oo lacagta ha isku ilaawina, Faadumo Taxadar Yuusuf Fatima Gaashaan Duniyo Awil AbdiAwil MohamudSamiira Aw-musse Sumayo Bintu Caynab Mohammed Omar Hussein Omar Osman

DISQUS: