Kooxo Dadka Dhibaatayn Jirey oo Lagu Qabtay Demada Kaxda (dhegayso)

HomeWararka

Kooxo Dadka Dhibaatayn Jirey oo Lagu Qabtay Demada Kaxda (dhegayso)

Maxamed ismaaciil Cabdilaahi Gudoomiyaha dagmada kaxda ee gobolka Banaadir oo lahadlay maanta Radio Daljir ayaa ka hadlay kooxo xiliga habeenkii ah dhibaateeya shacabka kuwaas oo kuhubaysan hubka fudud, wuxuuna sheegay in ragaasi ay gacanta ku soo dhigeen . Hadaba Gudoomiya ayaa Waxaa arintaasi kawaraystay Wariye xasan Heykal. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5942527a0201003cf9308d1c/Waraysi+Gudoomiyaha+Degmada+Matabaan++Ducaale++Aadan+cabdi+Ciise+13.6.2017.mp3

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)
Warka DDM iyo Wariye Maxamed Xasan Dhalo (Daawo)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Maxamed ismaaciil Cabdilaahi Gudoomiyaha dagmada kaxda ee gobolka Banaadir oo lahadlay maanta Radio Daljir ayaa ka hadlay kooxo xiliga habeenkii ah dhibaateeya shacabka kuwaas oo kuhubaysan hubka fudud, wuxuuna sheegay in ragaasi ay gacanta ku soo dhigeen .

Hadaba Gudoomiya ayaa Waxaa arintaasi kawaraystay Wariye xasan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: