Faahfaahin Qaraxa Muqdisho

HomeWararka

Faahfaahin Qaraxa Muqdisho

Wararkii Ugu Danbeyay ee qaraxa makhaayadda Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada amniga ee dowladdu ay hadda soo afjareen weerarkii ka dhacay maqaayad l

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Culumadda Puntland oo ka hadlay khilaafka Arrimaha siyaasadda (dhegayso)
XULASHADA DALJIR FAADUMO DEGGAN DAAHIR ,DALJIR BOOSAASO

Wararkii Ugu Danbeyay ee qaraxa makhaayadda Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada amniga ee dowladdu ay hadda soo afjareen weerarkii ka dhacay maqaayad lagu magacaabo Posh Treats oo ku dhow Isgoyska Banaadir.

Ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarka balse dawlada ayaa wadda sidii loo heli lahaa macluumaad sax ah oo la xariira khasaaraha ka dhashay goobta falka.

Afhayeenka Amniga Gudaha Axmad Maxamuud Maxamad Sayid (Axmad Carab) ayaa Radio Daljir u waramay.

Wariye cQaadir Yuusuf Irshaad ayaa waraystay. Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: