Madaxweynaha Jubbaland oo Bixiyey Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya (daawo)

HomeWararka

Madaxweynaha Jubbaland oo Bixiyey Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya (daawo)

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (A.Madoone) ayaa wareysi xasaasi ah kaga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo wax qa

Reer Guuraagii ugu Badnaa oo Buux Dhaafiyey Deegaanka Sallax (dhegayso)
Ciidamo iyo saraakil ciidan oo Carmo tababar lagu soo xiray (Daawo)
Norway oo sheegtay in ay Soomaaliya siinayso deyn gaareysa $353 Milyan

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (A.Madoone) ayaa wareysi xasaasi ah kaga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo wax qabadka maamulkiisa.

Wareysigan oo uu qaaday Wariye Xasan Cadde, ayaa madaxweyne Axmed Madoobe waxaa uu ku amaanay madaxweynaha DFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo, laakiin waxaa uu qirtay in Soomaaliya ay ku wareersan tahay nidaamka Federaalka.

DAAWO

https://youtu.be/n4tyGHJnzNs

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: