RW Kuxigeenka Soomaaliya oo Qaabilay Wufuud Caalamka oo kala Duwan

HomeWararka

RW Kuxigeenka Soomaaliya oo Qaabilay Wufuud Caalamka oo kala Duwan

RW Kuxigeenka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Hay'adda OCHA iyo waliba wufuud

Kulanka Gabagabada Wadatashiyada Bulshada Rayidka Ee Qabyo Qoraalka 3’aad Ee Dib-U-Eegista Dastuurka oo muqdisho ka furmay.
DDS: DOOD CILMIYEED LAGU GORFEYNAYEY GUDIINKA GABDHAHA OO LAGU QABTEY MAGAALADA JIGJIGA (DAAWO)
Xildhibaan Katirsan Barlamaanka Puntland oo ka Hadlay Sicir Bararka (dhegayso)

RW Kuxigeenka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Hay’adda OCHA iyo waliba wufuud kale oo ka kala socday dalalka Sacuudiga iyo Kuweet.

Arrimaha wufuudda waxaa kamid ahaa iskaashi iyo waxqabadka qoysaska abaaruhu ku haystaan gobolada dalka.

Hoos ka dhegayso warbixino kulamadii kala duwanaa ee wufuudda maanta.

Codka RW Kuxigeenka

Codk Wasiirka Warfaafinta

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: