Xildhibaano Dalbay in Puntland Hub iyo Saanad lala Gaaro (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaano Dalbay in Puntland Hub iyo Saanad lala Gaaro (dhegayso)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Dawladda Federaalka kana soojeeda Puntland ayaa Magaalada Nirobi Maanta Shir jaraa'id oo ay ku Qabteen Waxay Dawlada

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo Mas’uul Cusub Magacaabay
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)
Waxgaradaka iyo Dhalinyarada Gaalkacyo ayaa soo dhaweeyay Shirka Dib u-heshiisiinta Galmudug. (Daawo)
Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Dawladda Federaalka kana soojeeda Puntland ayaa Magaalada Nirobi Maanta Shir jaraa’id oo ay ku Qabteen Waxay DawladaFederaalka ugu Baaqeen in ay Si Deg Deg ah Ciidamada Puntland ee Dagaalka ka Wada Galgala Loola Gaaro Hub iyo Saanad Si Ay Galgala ugu nadiifiyaan Al-Shaab.
Xubnaha Nayroobi Shirka Ku yeeshay Waxay Amman u SooJeediyeen Madaxweynaha Dawlada Federaalka Sida uu uga Jawaabay Dhacdadii ka Dhacday Degaanka Af Urur oo Saldhig Milatri ee Puntland Halkaas Ku lahayd La Wareeray Ayna ku dhinteen Askar iyo Dad Shacab ah .

Hadaba Xubnaha Nayroobi Shirka ku Qabta Waxaa Hadaladoodii ka Mid ahaa:

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: