Waraysi Prof. Maxamed Cumar Dhalxa: Khilaafka Khaliijka

HomeWararka

Waraysi Prof. Maxamed Cumar Dhalxa: Khilaafka Khaliijka

iyada oo waayadaan wadamada Khaliijka Siyaasadoodu ay Sii Xumaanayso ayna Wadamada Qaar ay Qadar Xirirka u Jareen ayaa Waxaa Arintaas Siyaabo Kala Duw

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Itoobiya
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bosaaso (dhegayso)

iyada oo waayadaan wadamada Khaliijka Siyaasadoodu ay Sii Xumaanayso ayna Wadamada Qaar ay Qadar Xirirka u Jareen ayaa Waxaa Arintaas Siyaabo Kala DuwanUga Hadlay SIyaasiyin Soomaliyeed oo aqoon u leh siyaasada Carabta.

Prof. Maxamed Cumar Dhalxa Wuxuu ka Mid yahay Xubanhaa Aqalka Hoose ee Baarlamka Dawlada Fedralka Wuxuuna u Qaabilsan yahay Dhinaca Wadamada Carabta Wuxuu Radio Daljir uga Waramay Waxyaabah ay Salka ku Hayso Xiisada Khaliijka ee Wadanka Khadar Xirrika Diblimaasi Loogu jaray iyo Mowqafka ay Daw;lada Fedralku ay arintaan ka Qaadatay Isagoo Amaanay Xukuumada SIda dhex dhexaadnimada ah ee ay arintaas u Wajahday .

Cabdi Xakiin Xusein Xasan, Daljir Garoowe, ayuu u waramay.

Dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: