Shir Wadatashi iyo Nidaamka Xisbiyadda Badan ee Puntland

Shir Wadatashi iyo Nidaamka Xisbiyadda Badan ee Puntland

Madaxweynaha Dawladda Puntland  Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xarunta PDRC kaga qaybgalay shir wadatashi ah oo ku saabsan nidaamka xisbiyada badan ee Puntland. Madaxweynaha ayaa waxaa shirka ku wehelinayey guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Guddiga ku-meelgaadhka ah ee doorashooyinka Puntland, masuuliyiin ka tirsan goloyaasha dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland, gudoomiyaha Maxkamada Sare, Madaxa xafiiska xaquuqul isnaanka Puntland, hay’adda daneeyayaasha aan dawlaga ahayn ee PUNSA iyo qaar kamid bulshada rayidka ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com