Warbixinta Tartan & Tacliin: Muntada Qardho fkf Daawad Sare Garoowe iyo Axmed Ganey fkf Najax Ceel Buh

HomeWararka

Warbixinta Tartan & Tacliin: Muntada Qardho fkf Daawad Sare Garoowe iyo Axmed Ganey fkf Najax Ceel Buh

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii LIXAAD waxaa wareegga koowaad ee xalay ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Muntada Qardho iyo

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
BADHAN SANAAG: Gudoomiyihii Bulshada rayidka oo la weeraray (daawo)
Daawo-Alshabab oo Baahisay Muuqaalka Askari Kenyan ah oo Gacanta Ugu Jira

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii LIXAAD waxaa wareegga koowaad ee xalay ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Muntada Qardho iyo Daawad Secondary ee magaalada Ceel Buh.

Wareegga labaad ee T&T waxaa ayana isku arkay Axmed Ganey Rako Raaxo iyo Najax Ceel Buh.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom,  Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Warbixinta waxaa inoo haya Xasan Heykal

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Fartuun faarax maxamed 7 years ago

    Mnsha allah barnaamijka tartan iyo tacliin waa barnaamij aad iyo aad uqiimo leh way mahadsan yihiin shirkadaha noo fududeeye in aan dhagaysano barnamijka tartan iyo tacliin

DISQUS: