Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Booqday Baraawe

HomeWararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Booqday Baraawe

Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya oo ay weheliyaan Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose, iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Masar ayaa booqasho ku tagay xarunta Madaxtooyada Cusub ee Maamulkaasi ee Baraawe, dekada iyo halka laga dhisayo garoonka Baraawe oo ay qabanqaabada dhismihiisu socoto. Warbixintan waxaa noo soo diray wariye Cabdiqaadir Yuusuf Irshaad http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/593aba2d020100fa64803ea7/war+Cabdiqaadir+Yuusuf+Irshaad++Baraawe++9.6.2017.mp3

Shacabka Garoowe & Arragtidooda Aqoonsiga Maamulka SSC-Khaatumo
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Madar (dhegayso)
Madaxweynaha Koofurgalbed oo la kulmay Ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya oo ay weheliyaan Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose, iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Masar ayaa booqasho ku tagay xarunta Madaxtooyada Cusub ee Maamulkaasi ee Baraawe, dekada iyo halka laga dhisayo garoonka Baraawe oo ay qabanqaabada dhismihiisu socoto.

Warbixintan waxaa noo soo diray wariye Cabdiqaadir Yuusuf Irshaad

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: