Xaaf oo Xabsi Ka Dhisaya Duleedka Magaalada Galkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Xaaf oo Xabsi Ka Dhisaya Duleedka Magaalada Galkacyo (dhegayso)

Dhanka Koonfureed ee Magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa laga hirgelinayaa xabsi, kaasi oo baaxad ahaan ku fadhiya dhul dhan 500-M, s

Xulashada Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (daawo)
HOGGAANKA SARE EE MAAMULKA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) OO KULAN YEESHAY

Dhanka Koonfureed ee Magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa laga hirgelinayaa xabsi, kaasi oo baaxad ahaan ku fadhiya dhul dhan 500-M, sida uu sheegay madaxweynaha cusub ee Galmudug Xaaf.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa sheegay in maamulkiisa uu ku dadaali doono dhameystirka dhismaha xabsigan, maadaama hada uu yahay mid qabyo ah.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: