Galmudug oo Puntland Garab Istaagtay kuna Dhawaaqday Dagaal ka Dhan ah Alshabaab

HomeWararka

Galmudug oo Puntland Garab Istaagtay kuna Dhawaaqday Dagaal ka Dhan ah Alshabaab

War qoraal ah oo ka soo baxay aqalka madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa si kulul loogu cambaareeyey weerarkii kooxda Alshabaab saaka aroortii ku qaaday fariisin ciidanka Puntland ku leeyihiin deegaanka Af-urur oo kuyaal duleedka Galgala. AKHRISO

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
“Kalluunle ayaan ahay meel aan ku dajiyo ayaan waayey”

War qoraal ah oo ka soo baxay aqalka madaxtooyada maamulka Galmudug ayaa si kulul loogu cambaareeyey weerarkii kooxda Alshabaab saaka aroortii ku qaaday fariisin ciidanka Puntland ku leeyihiin deegaanka Af-urur oo kuyaal duleedka Galgala.

AKHRISO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: