Falanqayn Ku Saabsan Xiisadaha Siyaasadeed ee Bariga Dhexe (dhegayso)

HomeWararka

Falanqayn Ku Saabsan Xiisadaha Siyaasadeed ee Bariga Dhexe (dhegayso)

Xaaladda siyaasadeed ee bariga dhexe ayaa noqotay mid aan deganayn tan iyo markii dalal uu Sucuudigu hogaaminayo ay xiriirkii diblumaasiyaadeed u jare

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 14aad
Taliska Ciidanka AMISOM oo ku baaqay inay Midooban Madaxda Somaalida
Boosaaso oo laga daahfuray Barnaamijka Nalka Shid, Luuqa Xir, Geedna Beer (Daawo)

Xaaladda siyaasadeed ee bariga dhexe ayaa noqotay mid aan deganayn tan iyo markii dalal uu Sucuudigu hogaaminayo ay xiriirkii diblumaasiyaadeed u jareen waddanka Qadar.

Hadaba maxay ku  keeni kartaa Arintana Go’doominta ah Wadanka Yar ee Qadar Maxaase la Gudboon Wadankaaas inuu tilaabo ah oo uu Qaado Arimahaas iyo Kuwa Kale Waxaa ka Jawaabaya Aqooyahan Daahir Warsame Siciid oo Waxbadan Kala Socda Arimaha Khalijka iyo Bariga Dhexe .

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: