Dowladda Federalka ah iyo Maamul Goboleedyada oo Shir uga Furmayo Jowhar (dhegayso)

HomeWararka

Dowladda Federalka ah iyo Maamul Goboleedyada oo Shir uga Furmayo Jowhar (dhegayso)

Shir looga hadlaayo Dhismaha dowladaha Hoose ayaa Saacaddaha soo socda waxaa lagu waddaa in uu ka furmo Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabee

Ciidamo ka tirsan Guutooyinka Haramacad iyo Gorgor oo Gaalkacyo lagu soo dhaweyeey (Sawiro)
Qaar kamid ah Dhaawacyadii Qarixii Zoobe oo Nairobi la geyeey (Sawiro)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Shir looga hadlaayo Dhismaha dowladaha Hoose ayaa Saacaddaha soo socda waxaa lagu waddaa in uu ka furmo Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle, waxaana ka qeyb galaya Wasiirada Arrimaha Gudaha u qaabilsan maamul gobaleedyada, iyadoo la arkaayo masuuliyiin dhowr oo saacidihii ugu dambeeyay ku sii qulqulayay Jowhar.

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Caruush  oo waraysi siinayey idaacad fadhigeedu yahay Muqdisho ayaa sheegay in shirkaan uu furmaayo Saacaddaha soo socda.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: