Barkhad Cali Saalax AUN: Waxaan ka Waraysanay Garaad Cabdullaahi Cali Ciid

HomeWararka

Barkhad Cali Saalax AUN: Waxaan ka Waraysanay Garaad Cabdullaahi Cali Ciid

Alle ha u naxariisto e waxaa maanta magaalada Bosaaso ku geeriyooday siyaasi Barkhad Cali Saalax oo kamid ahaa siyaasiyiinta aadka looga qadariyo Punt

Warka Fiidnimo iyo Xasan Baashi, Daljir Garowe (dhegayso)
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Xulashada Daljir & Jaamac Cabdiraxmaan Faandhe, Daljir Garoowe (dhegayso)

Alle ha u naxariisto e waxaa maanta magaalada Bosaaso ku geeriyooday siyaasi Barkhad Cali Saalax oo kamid ahaa siyaasiyiinta aadka looga qadariyo Puntland. Barkhad ayaa kal hore soo noqday Maayarkii magaalada Bosaaso waqtigii gumaystaha Talyaaniga.

Hadaba Taariikhda Barkhad Cali Saalax waxaa Radio daljir uga waramay  Garaad Cabdullaahi Cali Ciid, Afhayeenka Isimada Puntland, wuxuuna u waramay wariye Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: