Barkhad Cali Saalax AUN: Waraysiyo Guddoomiyaha Gobolka Bari & Yaasin Cartan

Barkhad Cali Saalax AUN: Waraysiyo Guddoomiyaha Gobolka Bari & Yaasin Cartan

AUN waxaan taariikhda Barkhad ka waraysanay Guddoomiyaha Gobolka Bari iyo siyaasi Yaasiin Faarax Cartan.

Marka hore Guddoomiyaha Gobolka Bari hoos ka dhegayso

Sidoo kale waxaan waraysanay siyaasi Dr. Yasiin Faarax Cartan oo horey xilaal kala duwan ka soo qabtay xukumadihi Puntland soo maray ayaa isna u sheegay Radio Daljir in uu Barkhad ahaa nin waddani ah taarikhduna xusi doonto oo taarikh mug weyn kuleh Puntland.

Cartan wuxuu nooga warraymay waxyaabihi dhinaca tarikhdiisa uu ka hayo mudadii ay iskala shaqeynayeen dowladihii Puntland soo maray.

Yaasiin Faarax Cartan oo jooga Magaladda Boosaaso waxaa waraystay oo taarikh-nolaleedka Barkhad wax ka weydiiyey inta uu ka yaqaan iyo meelaha ay iskala shaqeyeen wariye Maxamed Lakiman.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com