Daahfurka Tartan & Tacliin iyo Daaha Caawa & Daljir

HomeWararka

Daahfurka Tartan & Tacliin iyo Daaha Caawa & Daljir

Dhegaystayaasha Daljir iyo daljir.com waxaan ku wargalinaynaa in caawa lagu dhexjiro daahfurka Tartan & Tacliin (T+T), sidaas darteed Caawa & Daljir oo caawa idin kaga imaanaya Daljir Caabudwaaq, xisoo gooni ahna wata, waa yara daahi doono. Marka ralligelin! Khudbadaha furitaanka Tartan & Tacliin ayana la soco mar dhow. Radio Daljir

Gudiga Xasilinta Degmada Caabudwaaq oo maantay kormeerey Xarunta Dhimirka ee Caabudwaaq (dhegayso)
Khudbadda Guuleed Saalax Bare ee shirka Mucaaradka Puntland.
Donald Trump oo u qeeylo-dhaamiyey Midowga Yurub

Dhegaystayaasha Daljir iyo daljir.com waxaan ku wargalinaynaa in caawa lagu dhexjiro daahfurka Tartan & Tacliin (T+T), sidaas darteed Caawa & Daljir oo caawa idin kaga imaanaya Daljir Caabudwaaq, xisoo gooni ahna wata, waa yara daahi doono. Marka ralligelin!

Khudbadaha furitaanka Tartan & Tacliin ayana la soco mar dhow.

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • abdulhakim Mohamed 7 years ago

    waan bogaadinaynaa hire usucod inshallh brnaamijka tartan iyo tacliin

DISQUS: