Daahfurka Tartan & Tacliin iyo Daaha Caawa & Daljir

Dhegaystayaasha Daljir iyo daljir.com waxaan ku wargalinaynaa in caawa lagu dhexjiro daahfurka Tartan & Tacliin (T+T), sidaas darteed Caawa & Daljir oo caawa idin kaga imaanaya Daljir Caabudwaaq, xisoo gooni ahna wata, waa yara daahi doono. Marka ralligelin!

Khudbadaha furitaanka Tartan & Tacliin ayana la soco mar dhow.

Radio Daljir


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Daahfurka Tartan & Tacliin iyo Daaha Caawa & Daljir”

  1. abdulhakim Mohamed

    waan bogaadinaynaa hire usucod inshallh brnaamijka tartan iyo tacliin

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com