HomeWararka

Qoyska Barack Obama oo Iibsadey Guri Ay Kiro Badan Ku Deganaayeen (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Barack Obama iyo qoyskiisa ayaa gatay gurigii ay kirada ugu jireen ee kuaala caasimadda Washington DC ee Caasimada dalka Mareykanka. Guriga oo ah filo ka kooban 9 qol oo jiif ah, ayaa ku yaalla deegaanka dadka maalqabeenka ah ay degaan ee Kalorama, waxaana lagu iibiyay 8.1 milyan oo dollar. SAWIRRO

Howlgal amniga lagu xaqiijinayo oo ka billaawday Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland
Kulan looga hadlayeey Amniga oo Muqdisho ka dhacay
Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Barack Obama iyo qoyskiisa ayaa gatay gurigii ay kirada ugu jireen ee kuaala caasimadda Washington DC ee Caasimada dalka Mareykanka.

Guriga oo ah filo ka kooban 9 qol oo jiif ah, ayaa ku yaalla deegaanka dadka maalqabeenka ah ay degaan ee Kalorama, waxaana lagu iibiyay 8.1 milyan oo dollar.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: