Xukuumadda Khayre oo ka Hadashay Dilalka Qorshaysan ee Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Xukuumadda Khayre oo ka Hadashay Dilalka Qorshaysan ee Muqdisho (dhegayso)

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoojisay weerarka ka dhanka ah Shabaab, taasina ay jawaab u tahay in Shabaab

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan casho sharaf ah u sameeyay Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay Jubbaland.
Ra’iisal Wasaare Khayre oo ka qayb galay Kulan Amniga looga hadlayaay
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoojisay weerarka ka dhanka ah Shabaab, taasina ay jawaab u tahay in Shabaab ay xoogaa dhaq dhaqaaq ah sameeyaan.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo la hadlay VOAda ayaa sheegay Dowladda Soomaaliya in ay ka go’an tahay adkeynta amniga, taasina aysan waxba u dhimeyn.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: