Shuban-biyood Weli Fara Kulul Kuhaya Gobolka Haylaan (dhegayso)

HomeWararka

Shuban-biyood Weli Fara Kulul Kuhaya Gobolka Haylaan (dhegayso)

Magaalada Dhahar iyo qaar ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada oo ay ka jireen cudurka shubanka ayaa lasoo sheegayaa wali inay soo kordhayaan dadka cudur

Khudbadda Musharax Madaxwaynaha Puntland 2024 Faarax Mahamud Aw-Cismaan
Xoreynta & mideynta gobalka Sanaag kabacdi: Waraysi Kornayl Qolombi (daawo | dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Magaalada Dhahar iyo qaar ka mid ah tuulooyinka hoosyimaada oo ay ka jireen cudurka shubanka ayaa lasoo sheegayaa wali inay soo kordhayaan dadka cudurkan uu soo ridanayo.

Sagaal qof oo isugu jira carruur iyo dad waawayn ayaa horay ugu geeriyooday  cudurka tan iyop markii uu soo bilowday. Maamulka isbitaalka magalaad Dhahar Maxamed Xusen Adan aya Maxamud Cabdi Ibrahim uga waramay

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Hawo abdi adan 7 years ago

    Shuban biyoodku waa cudur halis ah kana dhasha biyo iyo cunto wasakhaysan ama qashin kaa agdhow cudurkan waxaa looga hortagi karaa in lahelo faya dhowr wanaagsan sida cunto iyo biyo nadiif ah waa in lahelo daawooyin sida ORS iyo faleembe alaha caafiyo dhaaman inta uu saameeyey cudur kaas mahadsanidiin daljir

DISQUS: