Ciidanka PSF Puntland oo Gobolka Haylaan Gaarsiiyey Raashin (dhegayso)

HomeWararka

Ciidanka PSF Puntland oo Gobolka Haylaan Gaarsiiyey Raashin (dhegayso)

Ciidanka Amniga Puntland (PSF) iyo saraakiishooda hoggaamisa ayaa gaaray degmada Dhahar ee xarunta gobolka Hayland. Ciidanku waxay deeq iskugu jirta daawo iyo biyo ah ugu deeqeen qoysaska danyarta ah ee degmada Dhahar iyo deegaanada hoostaga ee gobolka Haylaan, Puntland. SAWIRRO

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
MAANHADAL: Go’aamada Beesha Caalamka ee ku aadan muddo-kordhinta madaxda DFS (dhegayso)
Xildhibaan eedeyn u jeediyeey Somaliland oo la xiray

Ciidanka Amniga Puntland (PSF) iyo saraakiishooda hoggaamisa ayaa gaaray degmada Dhahar ee xarunta gobolka Hayland.

Ciidanku waxay deeq iskugu jirta daawo iyo biyo ah ugu deeqeen qoysaska danyarta ah ee degmada Dhahar iyo deegaanada hoostaga ee gobolka Haylaan, Puntland.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Maxamuud yare 7 years ago

    Waa waxa wanagsan iney ciidamadu ka war hayan shacabkooda guuleysta

DISQUS: