Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Maxamed Lakiman, kana soojeedinaya xarunta Daljir Garoowe.

Kaga bogo wixii warar saaka loogu hadal-hayn badnaa, dal iyo dibad.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0