Madaxa Xuquuqda Aadanaha Qaramada Midoobay oo ka Hadlay Safarkiisa Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Madaxa Xuquuqda Aadanaha Qaramada Midoobay oo ka Hadlay Safarkiisa Puntland (dhegayso)

Wakiilka qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha xuquuqda aadana ee Soomaaliya oo maanta socdaal kuyimid magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa lakulmay madaxda Puntland, isagoona ka warbixiyey ujeedada socdaalkiisa. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59229d59030100e197b42135/Madaxa+Xafiiska+Xuquuqul+insaanka+Bohama+Tum+22+May+2017+.mp3

Gaalkacyo: Nabad, Horumar ganacsi iyo is dhexgal bulsho ayaa astaan u ah Gaalkacyada maanta (daawo)
Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka
Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed oo baaq u direy shacabka Itoobiya

Wakiilka qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha xuquuqda aadana ee Soomaaliya oo maanta socdaal kuyimid magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa lakulmay madaxda Puntland, isagoona ka warbixiyey ujeedada socdaalkiisa.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • ali umar 7 years ago

    waxba kuso kordhinmaayan qaramadamidobay xaladaha ka jir dalka balse waa qawda maqashi waxna hawqaban

DISQUS: