Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo ka Warbixiyey Kulanka Xubno ka Socda QM (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo ka Warbixiyey Kulanka Xubno ka Socda QM (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland eng Cabdixakiin cabdulaahi Xaaji cumar camey ayaa maanta madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay wafdi uu hogaamin

Guddoomiyaha degmadda Waaciye oo Daljir uga warbixiyeey hormarka degmadda (Daawo)
Kisaas cusub oo Covid-19 ah oo laga helay degaanada Puntland
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland eng Cabdixakiin cabdulaahi Xaaji cumar camey ayaa maanta madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo madaxa xafiiska xuquuqul insaanka Qaramada midobey u qabilsan somaaliya bohama tum bikiriyo.

Madaxweyne ku xigeenka oo ugu horeyn warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in bohama ay kawada hadleen xuquuqul insaanka ,isagoo sheegay in Puntland ay tahay dowladda kaliya ee ilaalisa xuquuqul inasaanka.

Eng Camey, ayaa tusaale usoo qaatay dhalinyaradii lagu qabtay dagaladii Suuj iyo garmaal ee u dhaxeyeey Puntland iyo alshabaab ,kuwaas oo lagu qabtay dhalinyaro an qaan gaarin ,sido kale camey ayaa sheegay in bohama ay u gudbiyeen baritaano wali ay ku wadaan dhalinyaradas.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa tilmaamay in mid kamid ah hay’adihii la wareegtay dhaqancelin ta dhalinyaradi lagu qabtay dagaaladii suuj iyo garmaal ay sii daysay ,isla markaana lagu qbatay dagaalo kale waa sida uu sheegay madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna sii haya xilka madaxweynaha dowladda Puntland.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: