Hordhaca Wafti Ka Socda Qaramada Midoobey oo Garoowe Gaarey (Sawirro)

HomeWararka

Hordhaca Wafti Ka Socda Qaramada Midoobey oo Garoowe Gaarey (Sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa aqalka madaxtooyada ku qaab

Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa aqalka madaxtooyada ku qaabilay wakiilka qaramada midoobey u qaabilsan arrimaha xuquuqda aadanaha.

Mas’uuliyiinta ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii ay caddaalad u heli lahaayeen dhalinyaradii aan qaan gaarka ahayn ee lagu qabtay dagaalka Puntland Alshabaab kula gashay Suuj iyo Garacad.

SAWIRRO HORDHAC AH

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: