Boqol Arday oo Farsamada Gacanta ku Dhammaysatay Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Boqol Arday oo Farsamada Gacanta ku Dhammaysatay Gaalkacyo (dhegayso)

Xaflad lagu sagootinayay 100 arday oo dhamaysatay machadka farsamada Gacanta ee Gutibaag ee magalada  Galkacyo ee Xarunt Gobolka mudug ayaa lagu qabta

Siyaasi Burhaan Cilmi Xirsi oo si kulul ugu jawaabay Madaxweyne Xasan sheekh
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Madasha Daljir: Guddoomiyaha isdhexgalka dhalinyarada Gobolka Mudug Maxamed Sheekh Siciid

Xaflad lagu sagootinayay 100 arday oo dhamaysatay machadka farsamada Gacanta ee Gutibaag ee magalada  Galkacyo ee Xarunt Gobolka mudug ayaa lagu qabtay holka machadka farsamada Gacanta

Ardaydaan oo bartay xirfado kala duwan oo kala Makaanig, Harqaanka, Kontadada,  iyo Mamulka iyo maaraynta Xafiisyada,  ayaa goobta waxaa lagu Gudoonsiyay Agabka farsamada Gacnta ee ay kushaqaysan lahayneen

By shafici Abdulkadir Warsame

COMMENTS

WORDPRESS: 4
DISQUS: