Boqol Arday oo Farsamada Gacanta ku Dhammaysatay Gaalkacyo (dhegayso)

Xaflad lagu sagootinayay 100 arday oo dhamaysatay machadka farsamada Gacanta ee Gutibaag ee magalada  Galkacyo ee Xarunt Gobolka mudug ayaa lagu qabtay holka machadka farsamada Gacanta

Ardaydaan oo bartay xirfado kala duwan oo kala Makaanig, Harqaanka, Kontadada,  iyo Mamulka iyo maaraynta Xafiisyada,  ayaa goobta waxaa lagu Gudoonsiyay Agabka farsamada Gacnta ee ay kushaqaysan lahayneen

By shafici Abdulkadir Warsame


Posted

in

by

Tags:

Comments

4 responses to “Boqol Arday oo Farsamada Gacanta ku Dhammaysatay Gaalkacyo (dhegayso)”

  1. Ibrahim cabdi muse

    3daqiqado kadib

  2. Ibrahim cabdi muse

    asc horta shaqalaha AMaLbank

    1. Ibrahim cabdi muse

      waaaa salamay shaqalaha amal bank

  3. maasha alah waa shaqo abuur dhalin yarada u soo kororty

U Jawaab Ibrahim cabdi muse Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com