Boqol Arday oo Farsamada Gacanta ku Dhammaysatay Gaalkacyo (dhegayso)

Boqol Arday oo Farsamada Gacanta ku Dhammaysatay Gaalkacyo (dhegayso)

Xaflad lagu sagootinayay 100 arday oo dhamaysatay machadka farsamada Gacanta ee Gutibaag ee magalada  Galkacyo ee Xarunt Gobolka mudug ayaa lagu qabtay holka machadka farsamada Gacanta

Ardaydaan oo bartay xirfado kala duwan oo kala Makaanig, Harqaanka, Kontadada,  iyo Mamulka iyo maaraynta Xafiisyada,  ayaa goobta waxaa lagu Gudoonsiyay Agabka farsamada Gacnta ee ay kushaqaysan lahayneen

By shafici Abdulkadir Warsame

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com