Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka hadlay furitaanka imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada PL (Cod+sawirro)

HomeWararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka hadlay furitaanka imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada PL (Cod+sawirro)

Axmed Cali Xaashi Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo maanta ka qaybgalay xaflad la xiriirtay furitaanka Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada PL ay

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
PRESIDENT HASSAN SHEIKH PROMOTES SEPARATIST MP MAAREEYE TO MINISTER BUT IGNORES UNIONISTS AWDAL AND SSC
Gudoomiyaha G. Banaadir ayaa xalay ku booqday Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dhaawacyada Ciidamo shalay dagaal culus kula galay kooxda Shabaab Deegaanka Masjidka_Cali_Gaduud ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Axmed Cali Xaashi Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo maanta ka qaybgalay xaflad la xiriirtay furitaanka Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada PL ayaa ka hadlay muhiimadda arrintani u leedahay ardayda iyo tan guud ee bulsho ahaaneedba.

Isagoo ka hadlayey xaflad ay soo qaban-qaabisay wasaaradda waxbarashada Puntland oo ka dhacday dugsiga sare ee Gambool ee magaalada Garowe ayaa sidoo kale ka hadlay doorka ay ay da’yartu u leedahay guud ahaanba nolosha aadanaha!

COD+SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: