Imtixaankii Shahaadiga ahaa oo Si Rasmi ah Uga Bilowday Puntland (sawirro)

HomeWararka

Imtixaankii Shahaadiga ahaa oo Si Rasmi ah Uga Bilowday Puntland (sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa saaka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ka daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee Punland. Guud ahaan magaalooyinka, degmooyinka iyo tuulooyinka Puntland ayaa waxaa si rasmi ah hadda uga socda imtixaanka fasalada 8aad iyo 12aad oo maanta lagu bilaabay maadamada Tarbiyadda Islaamka. SAWIRRO BOOSAASO

JIGJIGA: Cabashada shacabka iyo Biyo la’aanta magaalada (daawo | dhegayso)
Imran Khan oo lagu soo eedeeyay dami uu xabsi ku muteysan karo
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa saaka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ka daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee Punland.

Guud ahaan magaalooyinka, degmooyinka iyo tuulooyinka Puntland ayaa waxaa si rasmi ah hadda uga socda imtixaanka fasalada 8aad iyo 12aad oo maanta lagu bilaabay maadamada Tarbiyadda Islaamka.

SAWIRRO BOOSAASO

COMMENTS

WORDPRESS: 4
DISQUS: