Kayd-biyoodka Hargeysa oo la Dhagaxdhigay

HomeWararka

Kayd-biyoodka Hargeysa oo la Dhagaxdhigay

Madaxweynaha Somaaliland Axmed Siilaanyo ayaa maanta duleedka magaalada Hargeysa ku dhagaxdhigay biyoxireen loo isticmaali doono kaydka biyaha.  Mashruucan hirgelintiisa ayaa waxaa iska kaashaday dhalinyaro mutadawaciin ah iyo Dowlada Hoose ee Hargeysa. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591e5f7d030100944cb1bea7/Hargeysa_codka+maayarka+iyo+qqar+kamid+ah+wasiirada+.mp3 Masawiro               

Daawo Shirkadda Shidaalka ee Puntland Patrolium ayaa degmada burtinle ka furtay Xaruumo Cusub
Farmaajo ‘Maya Isbaaro Danbe oo la Dhigto Shabeellaha Hoose’
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo iska casilay xubinnimadii guddiga Maaliyada iyo Taakuleynta ciidanka dib u xureynta Hiiraan

Madaxweynaha Somaaliland Axmed Siilaanyo ayaa maanta duleedka magaalada Hargeysa ku dhagaxdhigay biyoxireen loo isticmaali doono kaydka biyaha.  Mashruucan hirgelintiisa ayaa waxaa iska kaashaday dhalinyaro mutadawaciin ah iyo Dowlada Hoose ee Hargeysa.

Hoos ka dhegayso

Masawiro

 

  

 

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: