Gudoomiyaha Gobolka Karkaar oo Ka Warbixiye Tira-koobka Shaqaalaha Rayidka ah ee Gobolka (dhegayso)

HomeWararka

Gudoomiyaha Gobolka Karkaar oo Ka Warbixiye Tira-koobka Shaqaalaha Rayidka ah ee Gobolka (dhegayso)

Tirakoobka guud ee shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa ka socda magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, waxaana radio Daljir arrimahaasi uga waramay gudoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje. DHEGEYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591d69710301000443b0e59c/Waraysiga+gudoomiyaha+gubolka+karkaar+18_5_2017+by+fantasticmp3.mp3

Xildhibaan Hore Siciid diiriye oo ka hadlay Hadal kaso yeeray siyaasiyin ku shiray Nairobi (dhegayso)
DFS oo sheegtay inay soo afjartay Maalin kadib weraarkii Hotel Villa Rosa ee Muqdisho
Howlgaladda Amniga Caasimadda Muqdisho & Fariinta Booliska

Tirakoobka guud ee shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa ka socda magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, waxaana radio Daljir arrimahaasi uga waramay gudoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje.

DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • mahamud abdirixmaan maxamud numr Golis waa 0907162493 7 years ago

    wn soo daweenya tira koobka shqaalaha puntlnd waana fcn thy in la tir kooopo shqalaa puntlnd waa arin ku daysho mudan

DISQUS: