Dhalinyaro ku Eedaysan Burcadnimo oo Garoowe lagu Maxkamadaynayo (dhegayso)

HomeWararka

Dhalinyaro ku Eedaysan Burcadnimo oo Garoowe lagu Maxkamadaynayo (dhegayso)

Xeer ilaalinta guud ee Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay 18 eedaysano oo dacwad la xiriirta falal burcad badeedninmo ay uga bilaabay magaalada Garoo

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Mareykanka kula kulmay madaxda ugu saraysa wasaarada arimaha dibada
TAXANIHII 13AAD, GARASHO -WADAAG (daawo)
Xildhibaan Fiqi “Waan baaraynayaa shirqoolada lagu soo eedeeyey safiirka Qatar” (dhegayso)

Xeer ilaalinta guud ee Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay 18 eedaysano oo dacwad la xiriirta falal burcad badeedninmo ay uga bilaabay magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland.

Ku-xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamed Xareed oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in dhalinyarada eedaysanayaasha ah ee shalay maxkamaddu Garoowe uga furantay ay isku dayayeen inay afduubtaan markab gooshayey xeebaha degmada Caluula.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: