Saddex Carruur ah oo Biyo Kula Tageen Togga Xaariso ee Gobolka Mudug (dhegayso)

HomeWararka

Saddex Carruur ah oo Biyo Kula Tageen Togga Xaariso ee Gobolka Mudug (dhegayso)

Saddex Caruur ah ayaa ku dhimatay kadib markii ay biyo ka qaateen togga Xaariso oo qiyaastii 6 Kiilo meter ka xiga dhanka Bari ka xiga degaanka Sallax

Siciid Dheere: “Waayahaan Somaliland waa Ruudka Al-Shabaabta Galgala loo Jiheeyo”
Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Wafdi kasocda hay’adda ICRC
Taliyaha qaybta Gobalka Mudug oo go’aano ka soo saaray iibka dhulka Garacad (Daawo)

Saddex Caruur ah ayaa ku dhimatay kadib markii ay biyo ka qaateen togga Xaariso oo qiyaastii 6 Kiilo meter ka xiga dhanka Bari ka xiga degaanka Sallax ee gobolka Mudug.

Gudoomiye ku xigeenka Sallax Cabdiraxmaan Axmed Yusuf oo laso xariiray Radio Daljir ayaa Sheegay in sababta ay u dhinteen ay tahay biyo badnida Togga iyo da da ilamaas oo uu Kusheegay Wiil 8 jir ah iyo labada gabhood oo 6 jir ah ayna kala dhaleen Caruurta dhimatay labo nin oo walaalo ah.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Saddex Carruur ah oo Biyo Kula Tageen Togga Xaariso ee Gobolka Mudug alah ha u naxaristo dadka reer miyiga ah oo dooxooyinka biyaha maraan dagan waxa leyhy iskaga guura oo meelha caadiga daga

DISQUS: