Site icon Radio Daljir

Saddex Carruur ah oo Biyo Kula Tageen Togga Xaariso ee Gobolka Mudug (dhegayso)

Saddex Caruur ah ayaa ku dhimatay kadib markii ay biyo ka qaateen togga Xaariso oo qiyaastii 6 Kiilo meter ka xiga dhanka Bari ka xiga degaanka Sallax ee gobolka Mudug.

Gudoomiye ku xigeenka Sallax Cabdiraxmaan Axmed Yusuf oo laso xariiray Radio Daljir ayaa Sheegay in sababta ay u dhinteen ay tahay biyo badnida Togga iyo da da ilamaas oo uu Kusheegay Wiil 8 jir ah iyo labada gabhood oo 6 jir ah ayna kala dhaleen Caruurta dhimatay labo nin oo walaalo ah.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5917fd99020100aad36815ad/Gudoomiye+ku+xigeenka+Deegaanka+Sallax+Abdiraxmaan+Axmed+Yusuf++++14.5.2017+sax+sax.mp3?_=1
Exit mobile version