Ra’iisul Wasaare Khayre Maanta Magaalada Doxa Kaga Qaybgelaya Shir Muhiim ah

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Khayre Maanta Magaalada Doxa Kaga Qaybgelaya Shir Muhiim ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa lagu waddaa maanta in uu halkaasi kaga qeyb galo S

Wasiirka caddaaladda, arrimaha diinta iyo dhaqan celinta Puntland “Xalka kaliya ee kufsiga lagu joojin karro waa in la ciqaabo kuwa gaystay”
Shaacinta Habraacyada Doorashooyinka 2020/21 ee Aqalka Sare iyo Foomamka Musharaxiinta
MAANHADAL: Puntland oo hanaanka qabiilka kusii socota halkee gaaraysaa?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa lagu waddaa maanta in uu halkaasi kaga qeyb galo Shir Caalami oo ay ka qeyb galayaan Madax ka socota Qaaradda Afrika iyo sidoo kale Bariga Dhexe.

Madaxda Shirkaasi ka qeyb galaysa ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynaha dowladda Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir.

Mudane Kheyre ayaa sheegay in Shirka Doha Forum oo lagu casuumo madax ka socota dalal kala duwan iyo Hay,ado caalami ah ay Soomaaliya sanadkaan ka qeyb galayso , islamarkaana kulamo kala duwan ay la qaadan doonaan Madaxda Shirkaasi ka qeyb galaysa.

COMMENTS

WORDPRESS: 12
DISQUS: