Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa lagu waddaa maanta in uu halkaasi kaga qeyb galo Shir Caalami oo ay ka qeyb galayaan Madax ka socota Qaaradda Afrika iyo sidoo kale Bariga Dhexe.

Madaxda Shirkaasi ka qeyb galaysa ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynaha dowladda Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir.

Mudane Kheyre ayaa sheegay in Shirka Doha Forum oo lagu casuumo madax ka socota dalal kala duwan iyo Hay,ado caalami ah ay Soomaaliya sanadkaan ka qeyb galayso , islamarkaana kulamo kala duwan ay la qaadan doonaan Madaxda Shirkaasi ka qeyb galaysa.

Join the Conversation

12 Comments

U Jawaab Shirwac Abdisamed Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

  1. waa daauud cali aad bad umahad san tihiin radio daljir iyo shaqaala hiisa waan idiin hambal yay nayaa shaqada aad uhaysaan

  2. Asc bahda daljir wan soo dhawenayaa safarka raise wasaaraha somalia kutagay dalka khadar guulbaana u rajeenayaa inuuu ilhy ugu so gabq gabeeyo
    0907412301

  3. Wan so dhawayn safarka R/w kheyre Waxana leeyahay safarada lagalayo hanoqdaan kuwo somaliya ay wax kafaaiidayso ee yaanan dana shaqsi la eegan
    waa nisalamayaa bahda daljir dhamaan