Ra’iisul Wasaare Khayre Maanta Magaalada Doxa Kaga Qaybgelaya Shir Muhiim ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa lagu waddaa maanta in uu halkaasi kaga qeyb galo Shir Caalami oo ay ka qeyb galayaan Madax ka socota Qaaradda Afrika iyo sidoo kale Bariga Dhexe.

Madaxda Shirkaasi ka qeyb galaysa ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynaha dowladda Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir.

Mudane Kheyre ayaa sheegay in Shirka Doha Forum oo lagu casuumo madax ka socota dalal kala duwan iyo Hay,ado caalami ah ay Soomaaliya sanadkaan ka qeyb galayso , islamarkaana kulamo kala duwan ay la qaadan doonaan Madaxda Shirkaasi ka qeyb galaysa.


Posted

in

by

Tags:

Comments

12 responses to “Ra’iisul Wasaare Khayre Maanta Magaalada Doxa Kaga Qaybgelaya Shir Muhiim ah”

  1. masha alah sifican baa loo soo dhaweeyay doxa raisulwasaraha qaranka somaliya

  2. masha alah sifican baa loo soo dhaweeyay doxa raisulwasaraha qaranka somaliya

  3. masha alah sifican baaloo soo dha weyey doxa

  4. asha alah ilahaw madaxda nooda danvgaar ah ma adin dan guud buu aday

  5. waxa muqata somalia

  6. daauud cali ahmed

    waa daauud cali aad bad umahad san tihiin radio daljir iyo shaqaala hiisa waan idiin hambal yay nayaa shaqada aad uhaysaan

  7. masha allah si heer sare ah ba lgu soo dhaweyay
    somalia guul
    daljir guul

  8. Waxan ka rajayn shirka Dooxa in ay kaso baxaaan qodobo Somaliya waxtar uleh oo aanu noqon shirarkii
    magaca uun lagayn jiray
    ahmed cadde 7975195

  9. Shirwac Abdisamed

    Asc bahda daljir wan soo dhawenayaa safarka raise wasaaraha somalia kutagay dalka khadar guulbaana u rajeenayaa inuuu ilhy ugu so gabq gabeeyo
    0907412301

  10. Ahmed cadde7975195

    Wan so dhawayn safarka R/w kheyre Waxana leeyahay safarada lagalayo hanoqdaan kuwo somaliya ay wax kafaaiidayso ee yaanan dana shaqsi la eegan
    waa nisalamayaa bahda daljir dhamaan

U Jawaab daauud cali ahmed Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com