Golaha Wasiirada Federaalka oo soo Saaray Go’aano Amni (dhegayso)

HomeWararka

Golaha Wasiirada Federaalka oo soo Saaray Go’aano Amni (dhegayso)

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa ee uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xuku

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Afarta Dugsi Sare ee caawa Tartan & Tacliin isku arki doona
(Sawirro) Gaalkacyo oo si dar darleh ay uga socoto qaadista Cashuurta Gaadiidka ee sedex biloodka ah

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa ee uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda, Md.Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Amniga iyo Xasilinta Dalka iyo Shirka London ka furmay shalay.

Golaha Wasiirada ayaa ugu horreyntii soo dhoweeyey Shirka London.

go’aamadan: Golaha Wasiirada ayaa isku raacay in la sameeyo ciidanka howlgalka xasilinta Caasimadda, oo isugu jira booliis iyo nabadsugid.

Waiirka warfaahinta ee Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Eng. Cabdirahman Yarisow ayaa
Saxaafada u akhriyay Go aaamada Golaha Wasiirada

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: