Barakacayaal ku Dhibaataysan Caabudwaaq oo Gurmad Dalbaday (dhegayso)

HomeWararka

Barakacayaal ku Dhibaataysan Caabudwaaq oo Gurmad Dalbaday (dhegayso)

In ka badan 500 Qoys oo kunool Kaamka Khyare ee Magaalada Caabudwaaq oo aan haysan hoy iyo agab kale oo ay ka galaan dhibicda iyo dhaxanta roobka iyo qoraxda ayaa ka codsaday dowladda Soomaaliya iyo ururada ka shaqeeya samafalka inay u soo gurmadaan. WARBIXIN AYAANLE CABDULQAADIR http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591330580201006b87649949/Qodob+wareed+500+Qoys+oo+kunool+Kaamka+Khyare+ee+Magaalada+Caabudwaaq+ayaa+Codsadey+in+Gurmad+dag+dag+ah+lala+soo+gaaro.mp3

Dibadbax kadhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo kadhacay Bosaso
Madaxa Hiddosoor Nimcaan Hilaac oo live music ka sameeyn doona Xarunta Cedar Cultural Center
Ilyaas Sheekh Axmed oo kusoo baxay doorashada kursiga uu baneeyay Taliye Mahad Salaad

In ka badan 500 Qoys oo kunool Kaamka Khyare ee Magaalada Caabudwaaq oo aan haysan hoy iyo agab kale oo ay ka galaan dhibicda iyo dhaxanta roobka iyo qoraxda ayaa ka codsaday dowladda Soomaaliya iyo ururada ka shaqeeya samafalka inay u soo gurmadaan.

WARBIXIN AYAANLE CABDULQAADIR

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • shirwac Abdisamad 7 years ago

    Run Ahaantii Aad Ban uga xumahy
    In ka badan 500 Qoys oo kunool Kaamka Khyare ee Magaalada Caabudwaaq oo aan haysan hoy iyo agab kale oo ay ka galaan dhibicda iyodhaxanta roobka iyo qoraxda
    Maamulka galmudug iyow dowlada somalia waa inay tuxgalis
    0907412301

DISQUS: 0