Site icon Radio Daljir

Barakacayaal ku Dhibaataysan Caabudwaaq oo Gurmad Dalbaday (dhegayso)

In ka badan 500 Qoys oo kunool Kaamka Khyare ee Magaalada Caabudwaaq oo aan haysan hoy iyo agab kale oo ay ka galaan dhibicda iyo dhaxanta roobka iyo qoraxda ayaa ka codsaday dowladda Soomaaliya iyo ururada ka shaqeeya samafalka inay u soo gurmadaan.

WARBIXIN AYAANLE CABDULQAADIR

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591330580201006b87649949/Qodob+wareed+500+Qoys+oo+kunool+Kaamka+Khyare+ee+Magaalada+Caabudwaaq+ayaa+Codsadey+in+Gurmad+dag+dag+ah+lala+soo+gaaro.mp3?_=1
Exit mobile version