Ammaanka Gobolka Banaadir oo Gole Gaar ah Loo Xil Saaray (dhegayso)

HomeWararka

Ammaanka Gobolka Banaadir oo Gole Gaar ah Loo Xil Saaray (dhegayso)

Duqa Magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed(Taabid Ab) ayaa magacaabay Golaha Amniga Gobolka Banaadir kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa. Afhayeenka Gobolka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane ayaa saxaafada u akhriyay wareegtada ka soo baxday Guddoomiye Taabid, waxaana uu tilmaamay in Golahan xubin ka yihiin hey’adaha ammaanka. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5911812003010086650f66dd/Xalane+.mp3

Biyo-la’aantii Jigjiga oo ka sii dareysa
Degaano ka tirsan Bargaal oo biyo la’aan laga soo sheegayo (dhegayso)
Hay’adaha Dib-u-eegista Dastuurka oo kulan la yeeshay Madaxweynaha Hirshabelle iyo Xukuumaddiisa

Duqa Magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed(Taabid Ab) ayaa magacaabay Golaha Amniga Gobolka Banaadir kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.

Afhayeenka Gobolka Banaadir Cabdifataax Cumar Xalane ayaa saxaafada u akhriyay wareegtada ka soo baxday Guddoomiye Taabid, waxaana uu tilmaamay in Golahan xubin ka yihiin hey’adaha ammaanka.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: