Warbixin Guddiga Dib-u-dhiska Isbitaalka Guud ee Gaalkacyo

HomeWararka

Warbixin Guddiga Dib-u-dhiska Isbitaalka Guud ee Gaalkacyo

Guddiga dib-u-dhiska Isbitaalka Guud ee Magaalada Gaalkacyo ayaa ka warbixuyey halka uu marayo dhismaha Isbitaalka Guud ee Gaalkacyo. Isbitaalka ayaa ku burburay qaraxyo lala beegsaday dowladda Hoose ee magalada Gaalkacyo sannadkii  2016 Warbixinta waxaa inoo haya Shaafici Cabdulkadir Warsame Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59108112fd0000c259a147b9/Warbixinta+Isbitaalka+Guud+Galkacyo+by+shafici.mp3

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Faysal Rooble, Washington DC: Shirka Tallaabaqaadka Ciidamada Soomaaliya
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Guddiga dib-u-dhiska Isbitaalka Guud ee Magaalada Gaalkacyo ayaa ka warbixuyey halka uu marayo dhismaha Isbitaalka Guud ee Gaalkacyo. Isbitaalka ayaa ku burburay qaraxyo lala beegsaday dowladda Hoose ee magalada Gaalkacyo sannadkii  2016

Warbixinta waxaa inoo haya Shaafici Cabdulkadir Warsame

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: