Faysal Rooble, Washington DC: Shirka Tallaabaqaadka Ciidamada Soomaaliya

Faysal Rooble, Washington DC: Shirka Tallaabaqaadka Ciidamada Soomaaliya

Waxaan Washington DC maanta ka furmay shirka tallaabaqaadka ammaanka Soomaaliya, ayada oo la eegayo taariikhda heerarka kala duwan ee ammaanka Soomaaliya iyo sidii ay u tallaabaqaadi lahayd, uguna filnaan lahayd ammaanka dalka.

Waxaan si kooban uga waraysanay aqoonyahan Faysal Rooble.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com