HomeUncategorized

Dhaliil & Dhiirigelin – doorka saxaafada xorta ah, iyo iskaashiga suxufiyiinta & ciidanka bilayska ee Puntland. [Dhegaysi …]

Garowe, July 10 - Saxaafada xorta ah ayaa lagu tiriyaa laanta 4-aad ee hay'adaha aasaasiga ah ee dawladda. Gaboodfallo ayaa la soo darsa suxufiyiint

Maraykanka oo Xiyaraado saaray hantida Saraakiil ka tirsan dowladda Burundi
Wasiirka Maaliyadda Soomalia oo dalka Kuwait kaga qayb-galay shir loga hadlay Dhaqaallaha
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.

Garowe, July 10 – Saxaafada xorta ah ayaa lagu tiriyaa laanta 4-aad ee hay’adaha aasaasiga ah ee dawladda.

Gaboodfallo ayaa la soo darsa suxufiyiinta, halka ay iyana gefaf badan magaca mahnada saxaafada ku galaan.

Shuruuc hagta saxaafada xorta ah, dhawrta xuquuqda suxufiyiinta, iyo xayndaab kala seereeya saxaafada iyo hay’adaha amniga ee Puntland ayaa mudan in la unko … http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: