Dhaliil & Dhiirigelin – doorka saxaafada xorta ah, iyo iskaashiga suxufiyiinta & ciidanka bilayska ee Puntland. [Dhegaysi …]

Garowe, July 10 – Saxaafada xorta ah ayaa lagu tiriyaa laanta 4-aad ee hay’adaha aasaasiga ah ee dawladda.

Gaboodfallo ayaa la soo darsa suxufiyiinta, halka ay iyana gefaf badan magaca mahnada saxaafada ku galaan.

Shuruuc hagta saxaafada xorta ah, dhawrta xuquuqda suxufiyiinta, iyo xayndaab kala seereeya saxaafada iyo hay’adaha amniga ee Puntland ayaa mudan in la unko … http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com