Hub iyo Rasaas Mug leh oo lagu Qabtay Dekedda Bossaso, Waraysi Taliye Ereg

HomeWararka

Hub iyo Rasaas Mug leh oo lagu Qabtay Dekedda Bossaso, Waraysi Taliye Ereg

Taliyaha ciidanka Booliska Puntland, Jen. Cabduqaadir Shire Faarax (Ereg), oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in maanta uu tab

Sanad dugsiyeedka warbaxarshada ee Puntland ee 2020-2021 iyo feejignaan la’aanta Covid-19.
MAANHADAL: Shirka Maamul gobaleedyada iyo dowladda dhexe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Taliyaha ciidanka Booliska Puntland, Jen. Cabduqaadir Shire Faarax (Ereg), oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in maanta uu tabar uga furmay ciidan cusub oo boolis ah Kulliyada Tababarka Ciidanka ee Carmo.

Taliyaha ayaan waxaan wax ka wadiinay howlgalkii ciidanka ay ku fashiliyeen qaraxyadii la rabay in Bossaso laga fuliyo iyo hub iyo rasaas mugleh iyo raggii watay oo dhamman lagu qabtay Dekedda Bossaso.

Taliya oo ku suganaa degmada Qardho waxaa qadka telfoonka ku waraystay wariye Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: 0